Pages

Thursday, June 13, 2013

Xulka Gobolka Selel oo 4-0 ku Caraabiyay Buuhoodle.


Hargeysa(GNA)- Xulka Kubadda Cagta ee gobolka Selel, ayaa galabta 4-0 ku Caraabiyay Xulka buuhoodle, ciyaar xiiso badan oo ku dhex martay abaaro Garoonka Kubadda Cagta ee Hargeysa Staduim.




Ciyaartan oo ahayd mid xamaasad iyo xiiso badnayd, ayaa xulka Buuhoodle kala kulmeen Guul-daradii ugu dambeysay ee ay kaga hadheen tartanka Ciyaaraha Goboladda Somaliland.




labada xul ayaa ku cusub ka soo qayb-galka Koobaka goboladda Somaliland.




la soco Warkan oo faahfaahsan goor dhaw.