Waxa galabta goroonka Hargeisa stadium isku haleeli doono afarta xul ee isugu soo hadhay ciyaaraha gobalada Somaliland waxaanay u kulmi doonan sidan
X.gobolka Gabiley vs X.gobolka maroodi jeex.
X.gobolka Daad madheedh vs X.gobolka Hawd.
Ciyaarhan ayaa ah qaar xamaasad wayn leh.
ciyarahan ayaa ciyaarta hore dhex mari doontaa xulalka Gabiley iyo Maroodi jeex oo shalay dagaal gacan ka hadal ah ku dhex maray qado sharaf ay ku kulmeen, halka ciyaarta kalena tahay ciyaarta dambe ee xulalka dad madheedh iyo Hawd