Pages

Friday, June 21, 2013

Madaxweyne Obama oo Laptobkii Khudbada uu ka aqrinaayay mar qudha isbakhtiiyay cilad Kutimi awgeed:

Madaxweynaha Maraykanka Mr. Barack Obama oo maalinimadii  Arbacada ahayd  Khudbad kasoo jeediyey Fagaaraha Magaaladda Berlin, ayaa waxa uu Madaxweyne Barack mar qudha lumiyay Shacbiyadii uu lahaa iyada oo na Khudbadiisu ay aheyd mid ka duwaneyd Khudbadihii looga bartay inuu ka jeediyo isla goobtaasi ka jeediyey sanado kahor.

Madaxweyne Barack Obama, ayaa waxa uu ahaa Shaqsi aad u shacbiyad badnaa iyada oo Xiliyadda Khudbadihiisa jeedinayo  ay soo xaadiri jireen Kumanaan qof, waxaana lagu yaqaanay in uu si caadi ah uga hor Khudbeeyo Shacbiga balse Khudbadii uu Maalinimadii Arbacada ka jeediyay Fagaaraha Magaaladda Berlin waxa uu lasoo baxay dabeecad cusub.

Waxa uu Xiliga Khudbadiisu  uu  jeedinaayay   taagnaa meel loogu tala galay ama xeyn daab qufulan oo ay ku xidhan tahay  Muraayada aaney  xabada Karin  waxa uuna Khudbadiisu diirada ku saaray Ammaanka, Hasa yeeshee nasiib daro Awgeed waxaa mar qudha baqtiyay Laptobkii uu ka aqrinaayay Khudbadda, isaga oo lumiyay diiradda Khudbadiisu waxa uuna galay marxalad kale.

Waxa uu ka baxay Mowduuca uu Khudbadiisu kaga  hadlaayay sababo la xidhiidhay Ciladii ku timi  Laptobkii Khudbada uu kusoo diyaariyay, waxa uuna ku khasbanaaday inuu khudbada sidii looga bartay uu dusha   ka akhriyo waxaana mararka qaarkood laga dareemayey khudbadiisii oo  hakadka soo galayey.

Dada siyaasada ka faalooda   ayaa sheegaya in uu Obama uu lumiyay taageeradii uu ku lahaa Germany iyo Europe kadib markii uu hore  usii waday Siyaasidihii uu ka tagay Madaxweynihii ka horeeyey George W Bush oo ay ku jiraan dagaalka uu Maraykanka ugu yeedho la dagaalanka argagaxisada iyo adeegsiga diyaaradaha wax gumaada iyo waliba hawlaha xogo  badhista ah oo ay sirdoonka Maraykanka ka wadaan caalamka oo dhan.

Ugu dambeyntii, Obama waxaa lagu Tilmaama inuu yahay Madaxweynaha ugu shaacirada  badan Caalamka, iyadoona Maalinimadii Arbacada lasoo dhaafay uu galay Khaladaad badan lagana dareemaayay Wajigiisa balse dadka qaar aaney aheyn kuwa fahmayaykuwa qaladaadka una qaatay Kaftan iyo madadaalo.