Hargeysa-(GNA)Madaxweynaha Somaliland (Silaanyo) Oo Maanta Qasriga Madaxtooyada Balaadhan Ugu Sameeyey Ardayda Dhagoolayaasha Somaliland oo ka kala socday 5 Dugsi oo ka kala yimid Gobolada.
kulankaas oo ay soo abaabushay wasiirka waxbarashada soomaaliland marwo samsam cabdi waxa uuna madaxweynuhu ardeydaa daa lixaadkoodii mid kamida maqan yahay in dawlada soomaaliland aaney halkaa kaga hadhi doonin oo marwalba ay garab taag naan doonto waxbarashada aas aasiga ee qof walba oo muwaadin ah xaq uleeyahay taas oo iyga sigaara isha loogu haydoono hadii ay naqoto in la baro xirfadaha ay ku shaqa tagi doonaan iyo iskuulo farsamo ay wax ka bartaan in mustaqbalka dhaw loo abuuri doono . halkaas oo ay ardaydu ku soo ban dhigeen ciyaaro hidde iyo dhaqan ah +SAWIRRO