Pages

Monday, June 17, 2013

Arsenal Ayaa Dagaal Ugu Jirta Inay Laurent Koscielny Ka Ceshato Bayern Munich Iyo Barcelona.


Kooxda Arsenal ayaa dagaal u galeysa inay ceshato daafaceeda Laurent Koscielny madaama ay dalabyo u helayaan ciyaaryahankaan aad looga doonayo suuqa kala iibsiga. Barcelona iyo Bayern Munich ayaa la rumeysan yahay inay labadoodaba doonayaan ciyaaryahanka reer France islamarkaana ay diyaar u yihiin inay lacag xoogan ku soo jiitaan. Halka Gunners…