Fanaanadda Caanka ah ee Sahra Axmed Jaamac oo ka mid ah fanaaniinta loogu jecel yahay uguna codka macaan hobolladii Waaberi, ayaa waraysi dhinacyo kala duwan taabanaya waxa la yeeshay Wariye Cumar Seerbiya oo magaalada Hargeysa ku waraystay.Waraysigan ayaa Fannaanadu kaga warantay waayaheedii fanneed iyo nololeed.
Sahra Axmed Jaamac oo wakhtigan ku nool magaalada Hargeya, waxa ay sheegtay inay markii ugu horeysay Masrax laga heeso soo istaagtay sannadkii 1969-kii wakhtigaas oo ay ka qayb-qaadatay Riwaayaddeedu ugu horeysay ee ay ka qayb-gasho.
Hadba halkan waxaanu idinku soo gudbinaynaa Qaybta 1aad ee Waraysi Wariye Cumar Seerbiya kula yeeshay Gurigeeda magaalada Hargeysa oo wariyuhu ku booqday.
Halkan ka Daawo: