Hargeysa(GNA)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo Maanta ka hadlay Arrimo ay ka mid yihiin Siyaasada Arrimaha Gudaha, Dibeda ee dalka iyo Doorashooyinka, ayaa markii u horeeyey si dadban u qiray inay luntay kalsoonidii bulshadu ku qabtay Xukuumaddiisa, isla markaana aanay umaddu ku qanacsanayn Siyaasada nidaamka uu madaxda dalka hagayo, waxa’se uu naqdiyey dhaliilaha Maamulkiisa loo soo jeediyo.Halkan ka dhegeyso:
[audio mp3="http://www.gobanimonews.com/wp-content/uploads/Kormeerka-Madaxweynaha-JSL-Mudane-Axmed-Maxamed-Silaanyo.mp3"][/audio]