Wasiirro u hadlay labada dhinac ee Somaliland iyo Itoobiya oo maanta Magaalada Hargeysa Shir-jaraa'id ku qabtay ayaa sheegay inay qalinka ku duugayaan heshiis is-afgarad oo laba geesood ah, kaasoo lagu abqaali doono bilowga Mashaariic iskaashi oo labada dal yeelanayaan.Wasiirradan oo Warbaahinta kula hadlayay Laba luuqadood oo kala afka Soomaaliga oo dhinaca Somaliland uu sharaxad kaga bixiyay nuxurka Heshiiska iyo Luuqada Ingiriisiga, ayaa waxay carabka ku dhufteen inay dhakhso u bilaabmayaan mashaariicda lagu balaysimayo Heshiiskan.
Halkan hoose ka daawo: