Hargeysa(GNA)-Musharaxa Madaxweyne ku-xigeenka Xisbiga UCID Cabdirashiid Xasan Mataan ayaa uga digay Golaha Guurtida inay xukuumadda u sameeyaan muddo kordhin.Waxa uu sheegay in hadii Muddo kordhin xukuumadda loo sameeyo ay taasi dhaawacayso nabad-gelyada dalka iyo midnimada.
Waraysi uu siiyay Telefishanka Kalsan, waxa kale oo uu ku sheegay Cabdirashiid Xasan Mataan, inaan dalka lagu maamulin dhaxaltooyo kursiga laysaga deg, sida guurtida oo kale.
Hoos ka daawo Muuqaal: