Friday, September 12, 2014

Hambalyo Aroos

hambalyo guurWaxaanu halkan Hambalyo Aroos uga diraynaa :

Xuseen Cumar Hurre iyo Samsam Cali Yuusuf oo ku aqal galey UK Magaalada Birmingham, Maalintii Axadda Taariikhduna ku beegnayd 6.9.2014.Waxaanu Leenahay qoys cusub ku nooladaa farxad, khayr iyo barwaaqo. Waxaannu idin ladhaynaaa Ducadii rasuulka ee carruuska ”Baarakalaahu Lakum waa baaraka caleykuma wamaa jamaca beynkaumaa filkheyr”. Hambalyadan Waxaa diraya dadkan oo kala jooga Sweden, Finland iyo Somaliland:

Hooyo Xaliima Xuseen Warsame,

 

Maxamed Cumar Hurre –Xaaskiisa iyo carruurtiisa

 

Siciid Cumar Hurre-Xaaskiisa iyo Caruurtiisa

 

Ifraax Cumar Hurre-saygeeda iyo Caruurteeda

 

Riyaaq Cumar Hurre-saygeeda iyo Caruurteeda

 

Axmed Cumar Hurre-Xaaskiisa iyo Caruurtiisa

 

Xasan Cumar Hurre-Xaaskiisa iyo Caruurtiisa

 

Axmed Cismaan Hurre-Xaaskiisa iyo caruurtiisa

 

Kawsar Cismaan Hurre-saygeeda iyo Caruurteeda

 

Khadar Cismaan Hurre-Xaaskiisa iyo caruurtiisa

 

Kaltuun Cismaan Hurre