
dhawaan ayeey ahayd markii ay muuqaal horudhac ah ay soo galisay fanaanada fartuun cumar muuqaalkaas oo ahaa heesta hilow oo ay 4 sano kohor ay qaaday fanaanda yurub maxamed cabdi yurub geenyo oo ka mida kooxda xidigaha geeska ee ka dhisan magaalada hargaysa.
[youtube http://www.youtube.com/watch?v=BgAPzYrpXBE]
hadaba yurub geenyo oo goordhaway shir jaraa id qabatay ayaa wax laga xumaado ku tilmaantay heeska ay fuulaan xaday fartuun cumar isla markaana sheegtay in lakala war wareego hadaynu nahay fanaaniin waa sida ay hadalka u dhigtay yurube
[youtube http://www.youtube.com/watch?v=JKejRUYZuSU]
Hoos Ka Daawo Muuqaalka Video Ga Yurub
[youtube http://www.youtube.com/watch?v=5Pd_g5zv_pg]
By Najiib Cabdi Wali Cabdi Xiis