Pages

Sunday, September 7, 2014

Bahda Gobanimonews: oo Tacsi Tiiraanyo leh diraya


tacsiJabuuti 6.September 2014 (GNA) -Bahda Gobanimonews waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan ehelkii iyo qaraabadii iyo asxaabtii ay ka baxday alle ha u naxariistee, marxuumad Caasha Maxamed Odowaa oo caawa fiidnimaii 6.9.2014 ku geeriyootay Magaalada Djibouti ee dalka Jamhuuriyada Djibouti. Inaalillaah wa inaa ileeyhi raajicun




waxaanan Tacsidan si gaar ah ugu diraynaa Walaalkeen Ibraahim Qaasim Cisman Wakiilka Gobanimo News Agency ee Dalka Finland iyo Caruurtooda oo ay Marxuumaddu hooyadood ahayd, waxaanan Marxuumadda Ilaahay uga baryaynaa inuu Janada ka waraabiyo Ehelka iyo qaraabada ay ka  baxdayna Samir iyo Iimaan ka siiyo.




Aaamin........Aamin.......... Aamin




Tacsi taas la mid ah waxa diraya Dhamaan Qoyska Reer Cabdi Cali, reer Ibraahim Cali, hogaanka iyo xubnaha Ururka Dhalinyarada ee Curad youth Org. iyo asxaab kale oo tiro badan.




Inaa lilaahi wa inaa illayhi raajucuun.,