Nairobi(GNA)-Ugaarsato Kenyaan ah ayaa labo maroodi ah ku diley beeraha xayawanada dalka kenya yagona la baxsadey foolashi maroodiga.
Tom Amulavu oo ah madaxa ilaalada xayawanka kenya ayaa sheegay in ciidamada ilaalada xayawanada ee loo yaqano kenya wild life serves ay ku dabada joogan ugaarsatada sida xatooyada ku kacay , isla markana si degdeg ah sharciga loo hor keeni doono.
beeraha xayawanada lagu xannaaneyo ee Amollem ayaa kuyaal deegaanada Turkana ee dalka kenya halkaas oo ay kujiran 1000 maroodiyaal ah.
Maroodiga qaarada afrika ugu badan ayaa wuxu ku nool yahay dalalka kenya iyo Tanazania.
Cabdiraxmaan Buur-dhaab
Gobanimonews
Nairobi Office
Email: buurdhaab4@gmail.com