Thursday, August 7, 2014

Tacsi laga dirayo Geerida C/wali Jaambiir


[caption id="attachment_92459" align="alignleft" width="198"]Suxufi Ruug caddaadi ah iyo Macalin ka baxay saxaafadda Somaliland Suxufi Ruug caddaadi ah iyo Macalin ka baxay saxaafadda Somaliland[/caption]




Inaalilaahi waa inaa ileyhi Raajicuun




Allaha ha u naxariistee waxaan  halkan tacsi tiiraanyo leh uga dirayaa ehelka,qaraabada,asxaabta,bahdawarbaahinta iyo guud ahaanba shacabka somaliland geeridii naxdinta lahayde ee ku timid suxufigii weynaa ee C/weli  Faarax Jaanbiir oo shalay ku geeriyooday caasimadda magaalada hargeysa ,maanta aaska qaran loogu sameeyey xabaalaha naaso hablood ee maagalada hargeysa,waxaanan leeyahay ilahay samir iyo imaan ha inaga siiyo marxuumka.




Qoraaga :C/risaaq Suudi Nuur




 




Email:suudi88@gmail.com