Friday, August 22, 2014

Somaali lagu xidhay-xidhay Angola


[caption id="attachment_93588" align="alignleft" width="300"]Dadka xabsiga ku jira Dadka xabsiga ku jira[/caption]




luanda (GNA)-Wararka naga soo garaya magalada luanda ee casimada dalka angola ayaa sheegaya in ciidamada amaanka dalkasi ay gacanta kusoo dhigeen 20 qof oo somali ah kuwaas oo sharci daro ku jooga dalkaas.




Qaar ka midda dadkaasi ayaa lagu qabtey ganacsi sharci daro ah.




 masuuliyinta jaaliyada somalida dalka angola ayaa xabsiga ku booqday dadka xidhan .




somalida ayaa mudooyinkii danbe kusii badanaysay dalka angola yagoona ganacsiyo kuhaysta   ay halkaa ka samaysteen.




Dowlada somaliya ayaan safarad ku lahayn dalka angola, taasoo xaalada dadka xidhan sii culaysisay, maadaama aanay haysan cid u dooda.




Cabdiraxmaan Buurdhaab




Gobanimonews




Nairobi Office




Email:buurdhaab4@gmail.com