Pages

Saturday, August 23, 2014

Raysal-wasaaraha Soomaaliya oo booqday Xeryaha Qaxoontiga ee Dhadhaab


[caption id="attachment_93616" align="alignleft" width="300"]Gaadiidka reysal-wasaaraha galbiyay Gaadiidka reysal-wasaaraha galbiyay[/caption]Dhadhab(GNA)-Raisal wasaraha  dalka somaliya cabdiwali sheekh ahmed Maxamed  iyo wafdii uu hogaminayo ayaa maanta boqosho ku tagay xeryaha qaxontiga dhadhaab ee dalka Kenya.




Raisal wasara iyo wafdiga uu hogaminayo ayaa waxay booqdeen xarumaha cafimaadka iyo dugsiyada wax lagu barto ee ku yaalla xerada qaxontiga dhadhaab isagona lakulmay qaar kamida qaxontiga halkaasi ku nool.




Raisal wasare cabdiwali sheekh ahmed oo warbahinta la hadlaya ayaa sheegey inuu xeryaha qaxontiga dhadhaab kusoo arkey dad raba inay dib ugu laabtaan dalkoodii.[caption id="attachment_93615" align="alignleft" width="300"]Reysal-wasaare Cabdiwali oo gacmaha haysta qaxoontiga Reysal-wasaare Cabdiwali oo gacmaha haysta qaxoontiga [/caption][caption id="attachment_93615" align="alignleft" width="300"]Reysal-wasaare Cabdiwali oo gacmaha haysta qaxoontiga Reysal-wasaare Cabdiwali oo gacmaha haysta qaxoontiga [/caption] [caption id="attachment_93616" align="alignleft" width="300"]Gaadiidka reysal-wasaaraha galbiyay Gaadiidka reysal-wasaaraha galbiyay[/caption]




 xeryaha qaxontiga dhadhaab ayaa waxa kujira 4 boqol oo kun oo qaxoonti somali ah.




Raisal wasara cabdi wali sheekh ayaa noqonaya masuulkii ugu sareyey ee katirsan dowlada somaliya oo booqda xeryaha qaxontiga dhadhaab ee dalka kenya.




Cabdiraxmaan Buurdhaab




Gobanimonews




Nairobi Office




Email: buurdhaab4@gmail.com