Pages

Thursday, August 14, 2014

Hambalyo Aroos


Xaflada Meherka lamaanaha is doortay ee Caruuska Cabdi risaaq Cali Maxamuud Iyo Caruusada Ayaan Cali Sooraan.ayaa ka dhacday Degmadda Raydabka




Waxaana Madashaas Sidii Soomalidu ku Caan baxday, kuna Qotontay Diinteena Suuban, si Gacltooyo iyo kala raali ahaansho ay ku dheehan tahay laysu waydiistay laysuna siiyey Wiilka iyo Gabdha iska Xushay Gayaankoodba Idilkii waa Mudane Cabdi risaaq Cali Maxamuud Iyo Caruusada Ayaan Cali Sooraan




Waxaana gabagabadii Dhamaan Ehelada Qoyseska Cusub iyo Masuuliyiintii halkaasi iskugu yimi ay  Hambalyeeyeen Qoyska sidoo kale waxay Alle uga baryeen inay Guul ka gaadheen Hadafkooda Nololeed Qoska reer Macalin Maxamuud oo ay ugu horeyso Hooyo Nimco X.Maxamed Ibraahim iyo Caruurteeda oo kala ah




Khadra Macalin Maxamuud Iyo Caruurteeda oo kala ha




 




Cabdi Rashiid Cali Maxamuud iyo Layla Cali Maxamuud




 




Sahra Macalin Maxamuud iyo Caruurteeda iyo Saygeeda




 




Hiinda Cabdilaahi




 




Layla Cabdilaahi




 




Cabdi qani C/laahi




 




Ayaan ………




 




Aadan Macalin Maxamuud




 




Maxamed Macalin Maxamuud iyo Caruurtiisa Iyo ooridiisa




 




Habi Maxamed M Maxamuud




 




Cabdi salaam …..,




 




Khaalid




 




Jimaace




Axamed Macalin Maxamuud iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa Amaal A.Maxamed




Maxamed Axmed M Maxamuud




Dhammaan qayska reer Macalin Maxamuud waxa ay hambalyo meher wacan u dirayaan Caruuska Cabdi risaaq Cali Maxamuud Iyo Caruusada Ayaan Cali Sooraan oo  doonistoodu ka dhacday Degmadda Raydabka,waxaanay ILLAAHAY uga baryeen inay noqdaan kuwii isku raaga ubad khayr qabana kala hella AAMIIN AAMIIN