[caption id="attachment_92811" align="alignleft" width="300"]
Muuqaalka Mudaharaadeyaal xildhibaano ku jiraan[/caption]Hoos ka Daawo Mudaharaad balaadhan oo ay ka qayb qaaten xildhibano ka tirsan Baarlamanka Soomaaliya, loogana soo horjeedo madaxweyne Xasan Sheikh oo ka dhacay Magaalada Mineapolis ee Gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka,