Sunday, August 3, 2014

Boobe oo Xiddigaha Geeska ka Difaacay Eeddeymihii Cukuse ee todobaadka


[caption id="attachment_92213" align="alignleft" width="300"]xiddigaha Geesku waa calansideyasha soomaalieed xiddigaha Geesku waa calansideyasha soomaalieed[/caption]Wasiirkii hore ee Warfaafinta Boobe Yuusuf Ducaale ayaa eeddeymo aan macno iyo qiil toona lahayn ku tilmaamay dhaliilaha wasiirka Warfaafinta cukuse u soo jeediyay Kooxda Xiddigaha Geeska todobaadkii ina soo dhaafay.




Boobe ayaa sheegay inaan Kooxdan lagu maagi karin in fankoodu ka baxay telefishanka Qaranka Soomaaliya.