[caption id="attachment_92309" align="alignleft" width="156"]
Dal jecayl[/caption]Wakhtiga iyo isbedelkiisu waa mid joogto ah misana waa mid Maalinba waxa aad gorfaysay sida aad u rabtay uuna noqon ee uu isbedelo, tartankii doorashada ee Maddaxweynahan hadda talada haya lugu soo doortay wax uu ahaa mid Xasaasi ah misana shacabku u hanweynayeen helitaanka Maddaxweyne beddela kii wakhtigaasi jiray oo isga lafahantiisu ahaa Nin muddan amaan iyo bogaadin sidii wanaaga baddnayd ee uu dalka u maamulayey misna uu ahaa Maddaxweyn ka dhisan xaga siyaasada arimaha gudaha iyo tan dibada labadab waxaa uu ahaa nin wanaagiisa baddan awgii loo duur xul oo lugu xanto Musuqmaasu aan sidaas u badnayn laakiin ah mid si dusdus ah dadka u soo gaadha, Intaasna dadku way u ogolayeen oo hadii uu wax uqabanayo bulashada ceebtiisa lama sheegsheegi jirin.
Taladii waddanka waxaa la wareegay Dawladan hadda oo Maddaxweynaha hadda haya uu isagu dadka ku soo jiitay ololihii uu kula jiray xisbiyadii jiray misana uu afgobaadsi u ahaa in uu yahay Halgamaagii SNM misana ahaa Mujaahidkii Somaliland halkaas soo gaadhsiiyey, Taasi way jirtay oo Maddaxweynuhu SNM madax wuu ka noqoday, inkasta oo ay jireen niman mujaahidiin ah oo hawshaas gacan balaadhan ku lahaa, oo ay madaxweynaha saaxiibo ahayeen imakana ah Madasha Wadda tashiga oo ah Nimanka sida dadku dareensan yihiin uu maddaxweynhu ugu necebayaha soo haddal qaadkooda, shacabkuna ay jecelaystaan ka haddalkooda.
Haddaba dawladii sidaas ahayd ee aanu dooranay misana lugu hanweynaa in dalka iyo dadka wax kebedli doonto ayaa talaabadii ugu horaysay misana ololaha ay ku gashay ay noqotay in dadku dib ugu labtaan qabyaalad oo ay daah furto ururo si qabyaladaysan u dhisteen dadkii, misana ka dhigtay Xafad kasta oo Waddanka ka mid ah in ay ku dhawaaqdo qol taas oo si balaadhan ugu faaftay bulshada dhaxdeeda, Misana dadku ku xantaan musqmaasuq ka baddan tii dawladii hore lugu xaman jiray, musuqmaasuqaas oo shacabku dhinacyo baddan u tiirinayaa, kasoo bilaw Dhismihii maddaarka Magaalada Hargaysa oo lacagtii loogu talo galay inteedii baddnayd si khaldan u luntay, Iibintii iyo xaraashkii lugu soo bandhigay warbaahinta ee guryihii da’ant guud ahaa misana shacabka ka dhexeeyey ee looga dhigi lahaa dugsiyo, cisbitaalo, sariibado, garoomo oo goor aan sii fogayn soo baxay, dhismihii waddoyinka dalka oo lacagihii loogu deeqay ay meel khaldan mareen misana ka dhigtay in waddoyinka la sameeyo ay noqodaan kuwo ana lahayn Habayn iyo nashqadayn wanaagsan oo Beri biyuhu qaadi kararaan, In wakaalada biyaha oo misaniyadeedu ay tahay tan saddexaad ama labaad ee waddanka oo handdan ay ka Ooman yihiin bulsho dhan oo degan Hargaysa, iyo tan Hadda
Pages
▼