Pages

Monday, August 18, 2014

6 qof oo ku dhintay Dab ka kacay Booyad Shidaal oo dhacday Kenya


accident150314Nairobi(GNA)-6 qof ayaa ku dhintay Shil ka dhashay Gaadhi oo Booyad ah oo ku dhacay wadada isku xidha magaloyinka eldoret iyo nakuru  ee dalka Kenya.




Gaarigan ayaa ah nooca loo yaqaan booyada iska markan sidey shidaal kadibna gadomey sidey sheegeen dad goob joog ah.




 6 qof ee dhintey ayaa isku dayey inay dhurtan shidaalkii gaariga ka qubtay, kaasoo dab ka kacay.




Maaha markii ugu horaysay ee dad ku waxyeeloobaan mashaqo shilkan oo kale ka dhalatay, iyadoo ay inta badan dhaqan u leeyihiin kenyaatigu inay isku dayaan inay dhurtaan shidaalka ka qubta Gaadiidka Shidaalka sida markay gadoomaan.




Abdirahmaan buurdhaab




Gobanimonews




Nairobi Office




Email: buurdhaab4@gmail.com