Monday, July 21, 2014

Xukun Iyo Madaxnimona Wey Rabaan Qabyaalad Iyo Kicinna Wey Wadaane, Maxay Rabaan, Malaa Cid Kalay U Shaqeeyaan !!!!!!


dhiigbaa loo huray maalbaa u bur buray, oo dhayal ku may iman xorriyadani oo kasidan qorayoow ilmaadeeradaa ayaa ku dhammaaday




waxaan salaamayaa dhammaan shacabka reer slnd  iyo saxaafadda dhamaan tood, waxaad arkaysaa




joornaalada qaar qoraaya iyo dad  u doodaaya oo ku hadlaaya magac xisbi, oo u hadlaya si ka




baxsan si qof muwaadin dhaba ahi u hadlo, waa maxay xisbi baan ahay qabyaalad ku faaniddu,




Somaliland, lama jiro ee wuu ka jiraa oo duminayaa , oo mijo xaabinayaa, qofkaasi waana guruubo badan




malaa cid bay ku raali gelinayaan oo u shaqeeyaan kelmedahan ay caadaysteen ee qaran xumayska ah,




joornaaladaa iyo mulkiilayaashoodaba, inkastoo debedaha laga maamulo, hadana wasiirka war faafintu,




inuu talaabo ka qaadaa haboon wixii dhacaayaaba ha dheceene, dhiigbaa loo huray maalbaa u bur buray,




oo dhayal ku may iman xorriyadani oo kasidan qorayoow ilmaadeeradaa ayaa ku dhammaaday




kursina




waad rabtaane ma sidaasaad rabtaa inaad qarran ku xukun taan  shacab ku wey




akhriyaan fikir kiina aad ku soo qortaan OODWEYNENEWS, QARRANEWS.




waa cajiib, waa qarran dumis xataa dhaliil maaha ee waa wax ka dhan ah jiritaanka Somaliland




ee cadaysta oo taga meshaad ciirada isugu qarinaysaan shaqsiyaadkan waxan soo qorayoow




 




 




 




 




AHMED H DUBBE




SWEDEN