Pages

Tuesday, July 8, 2014

Waan Ogaa Inaan Layga IIbsanayne..?by Sacad


SacadSheekadan Galabta Waa Sheeko Kamida Sheekooyinkii Juxa Waxaanan Ugu Tala Galay




Akhristayaasha Sharfta Leh Iyo Bahadda Qalinkuba Inay Galabta Igula Afuraan Sheekadan Iyo Xikimadda Ku Duuganba



Hadaba Bal Aan Toos Uguddo Gallo Sheekaddii oo Dhamyastiran



Maalin Maalmaha Kamidda Ayaa Ninkii La Odhanjiray Juxa Ayaa Waxa Uu Sayladda Keenay Dameer Uu Lahaa Si Looga Iibsaddo Dabeed Juxa Markii Uu Sayladii Keenay 



Dameerkii Ayaa Waxa Isyidhi Ka Iibso Nin Kamidda Dadkii Sayladda Subaxaa Yimi



Dabeed Ninkii Ayaa Ku Yidhi Juxa Waar Dameerku Ma Iibaa 



Juxa Ayaa Ugu Jawaabay Haa 



 



Dabeed Ninkii Ayaa Waxa Uu Dameerkii Ku Arkay Wax Yar Oo Dameerka Sanka Kaga Yaala Markaasuu Is Yidhi Bal Taabo Malaha Waa Nabare Dabeed Dameerkii Ayaa Ku Booday Ninkii Siddii Wax Cunaya Oo Kale



Dabeed Ninkii Ayaa Dib Uga Booday Dameerkii Hadana Ninkii Ayaa Is Yidhi Bal Dameerka Dhabarkiisa Iyo Xagan Dambe Ee Sinaha eeg Inuu Wax Dhaawaca Ka Qabo Waayo Dameeraha Marka Laga Hadaalo Tijaabadooda Iyo Meesha Ugu Qaalisan Ee Laga Eegaa Waa Dhabarka oo Ay Wax Ku Qaadaan 



Dabeedna Ninkii Markuu Xagii Dambe Uga Wareegay Dameerkii Ayuu Hadan Damiirkii Haraati Ku Dhufan Gaadhay Ninkii



Dabeed Ninkii Ayaa Intuu Aad U eegay Juxa Ayuu Iska Dhaqaaqay oo Wuxuu Yidhi Juxaw Dameerkan Ciddi Kaa Iibsanmayso Waayo Wuu Dhib Badanyahay



Juxa Ayaa Ugu Jawaabay Ninkii Waa Run OO Waan Ogaa Inaan Ciddi Iga Iibasanayn Ee Dadkaan Islahaa Hakulla Arko Inuu Dhib Badanyahay



 



by Sacad Cali Kaahin Plucky



Qalin Ku Difaac Group