Pages

Sunday, July 13, 2014

Sababaha Keena Burburka Qoysaska Somalidda Waxaa Ugu Badan Labadan Arimood‏


sacad 2Waxa Hada Jeer Soo Noqnoqda Furitaanka Dumarka Oo Runtii Ah Aaffo
Ku Badan Dalkeena Hadaba Aaffadan Oo Aanay Dadku Si Dhab Ah U dhaadanayn
Ayaa Doonayaa Inaan Bal Soo Bandhigo Daraasad Aan In Mudaa Waday Oo Hada Gebogebo Ku Dhaw Ayaan Waxan Jeclaysatay Bal Inaan Idiin Soo Gudbiyo
Qaybaha Ugu Mihiimsan Ee Daarsada Laf Dhabarta U Ah
Waxanay Arintu Si Dhab Ah Uga Hadlaysaa Burburka Ku Yimaada Qoysaska Somalidda Oo Aanay Badanaa Dunidu Laqabin Amma Hadaan Si Kale Utilmaamo Furitaanka Haweenka oo Ah Arin Ku Dhex Baahday Bulshadda
Hadaba Waxaynu Wada Ognahay In Furitaanku Yahay Wax Aan Ku Fiicnayn Dadka Islaamka Ah Iyaddoo Diinteenuna Adkaysay
Iyadda Oo Xaalku Sidaas Yahay Ayaa Hadaba Waxa Ugu Badan Ee Sababa Duniinkaas Qoyka Islaamaka Waxay Tahay 2Laba Arimood Oo Kala Ah
1 In Labada Ruux Marka Hore Ay Xidhiidhayaan Amma Sheekaysanayaan Uu Mid Waliba Midka Kale Usoo Horaysiiyo Intiisa Wacan Hadhaw Marka Lays Badsaddo Ee Guri La Wada Gallo Ee Nolosha Ay Wadaagaan Labadii Ruux Ayaa Waxa Mid Waliba Lasoo Baxaa Dabeecadihii U Qarsoonaa Taasi Waa Arinta Koobaad ee Keenta In Marka Dambe Lays Fahmi Waayo
2 Iyo Mushkiladda Labada Ruux Ee lamaanaha Ah Kaga Timaadda Qoysaska Ay Ka Dhasheen Waayo Waxa Dhacda In Gabadha Marka Lasoo Guursddo Ee Ay Timaaddo Gurigeedda Ama Kan Ninka Reerkoodda Hadba Sidaa Ufahantaan Waxa Ku Bilaabma Dawshaddo Ka Imanaaya Dumarka Guriga Haruu Sii Joogay Haday Dhaxdin Yihiin Iyo Haday Dhalasho Yihiinba
Waxa Aan Iyana La Hilaami Karin Dab Kasoo Baxa Xagaa Iyo Gurigii Ay Gabadhu Kasoo Shiraaqatay Ee Reerkoodda Hadaba Labadan Xaaladood Ayaa Udub Dhexaad U Ah Khilaafka Burburka Keena Ee Laga Dhaxlo Aaffadaas Kor Kusoo Sheegnay Lasocp===============================
By Sacad Cali Kaahin plucky
Qalin Ku Difaac Group