Pages

Sunday, July 20, 2014

Kenya oo Qiimaha Jaadku saddex jibaar hoos u dhacay


[caption id="attachment_91282" align="alignleft" width="280"]Walaaca haysta Dadka Jaadka Iibiya... Walaaca haysta Dadka Jaadka Iibiya...[/caption]Nairobi(GNA)-Qiimaha qaadka lagu ibsado ayaa hoos u dhac wayni ku yimi suuqyada dalka kenya kadib markii ay joojisay dowlada ingirisku inuu soo galo dalkeeda.




 qaadka ayaa waxa halka killo la ibinjirey 1500 oo shilling oo lacagta kenya ah hadana waxa la ibiyaa 500 oo shilling dowlada.




 kenya ayaa dadaal ugu jirta sidii ay dowlada ingiriska ugala hadli lahayd sidii loo sidayn lahaa qaadka.




 dowlada kenya ayaa qaad badan u dhoofin jirtay dalka ingiriska taas oo dhaqale badan kasoo gali jirey.               




Abdirahmaan buurdhaab




Gobanimonews




nairobi Kenya Office




email: buurdhaab4@gmail.com