Tuesday, July 22, 2014

Jimciyadda Al-Raxma: ka qayb qaata Taakuleynta Dadkeena Tabaaleysan"


[caption id="attachment_91452" align="alignleft" width="300"]dad caawimo u baahan dad caawimo u baahan[/caption]Halkan ka Daawo, Muuqaal Bulshada Samo-falka jecel loogu baaqayo inay ka qayb qaataan taakuleynta Dadka tabaaleysan ee Somaliland, xilliga lagu jiro bisha barakaysan ee Ramadaan iyo diyaar-garowga Ciida.




hadaba halkan ka daawo oo ka qayb-gal juhdiga loogu jiro daryeelka inta aan awoodda lahayn ee waxtarka kaaga baahan.