Pages

Thursday, July 10, 2014

Hadba Dunidda Duul Ba U Kacoo Diin Lasoo Shira.e Saw Siddii Darwiishkii Xirsi-na Duub Cad Umma Qaadan‏


Waxa aad Maalin Ba Maalinta Ka Dambaysa Aad Ku Arkaysaa Caalaamaddo Cusub oo Ay Lasoo Baxayso




Xukmuadd Imika Talada Dalka Hayse ee Xisbiga Kulmiye Waxaabahaas Cusub oo Ubadan Wax Aan Shaqo Kulahayn Amaba Dhaawac Gaadhsiinayaa Haykalkii Dawladnimadda Iyo Karaamada Iyo Maamuuka




Madaxa Qaranka Hadaba Waxaan Yaabay Markaan Arkay Wefti Kasta Oo Meel U Bxayasaba Markii La Yidhi Waxaa Hogaaminaaya Xirsi Waxaabay Xaaladdu Ku Dhawaatay  In Xitaa Marka M/weynuhu Meel U Baxaayo Amma Uu Wefti 




Kaxaysanaayo La Yidhaahddo Xirsi-baa Hogaaminaaya Taasin Waa Arimaha Iga Yaabiyay ee Aan Arkay Intii Uu Xukunka Hayay Mudane Siilaanyo M/weynaha JSL




Waxa Imika Dhawaan Dhacday Weftiyo Dhawra Ah Oo Wasiirka Wasaarada Madaxtooyaddu Damcay Inuu Hor Kaco Iyadoo Ay Qaarkood Diideen Wasiiraddii Ay Weftidada Isu Raaci Lahaayeen Tusaale Waxaa Dhacaday In Weftidii 18kii May ee U Baxaysay Wadanka Maraykanka Uu Diiday Wasiirka Wasaarada Arrimaha Ddebeda Maxamed Biixi Yoonis Inuu Ka Mid Noqddo Weftidaas oo La Yidhi Waxaa Hogaaminaaya Wasiir Xirsi Islamarkaana Wasiir Biixi Waxa uu Isaga Weecday Dhankaas Iyo Cariga Uk Ama England




Waxa Taas Hadaba Kaas Kasii Darayd




Markii Dhawaan Ay Wefti Culusi U Ambabaxday Degmadda Taleex  Halkaas oo Ciidamada Qaranaka Jamuurida S/land Dhawaan Ay Fadhiisamo Ka Samaysteen Islamarkaana Ay Ciidammo Horay Uga Tirsanaan Jiray Maleshyaadka Khaatummo Ay Ku Soo Biirayeen Ciidamada Qaranka JSL Hadaba Waxayaabaha Mucjisada Aha ee Meeshaas Ka Muuqday Waxay Ahaayeen Meesha La Joogay oo Ahayd Meel Wadanka Gudihiisaa




Sababta Meesha Loo Tegay Oo Ahayd Xaalada Ciidan Iyo Shaqo Qaranku Leeyahay Balse Ugaarahayd Wasaarada Arimiha Gudaha Hadana Weftida Ayaa Waxa Hogaaminaayay Xirsi Isagoo Uu Joogo Wasiirkii Arimaha Guduhu Mudane Warcadde Waxaanan Iswaydiiyay Sababtan Uu Xirsi U Horkacaayo Weftidan Waayo Masuuliyadeeda Ma Hayo oo Wasiirkeedii Maaha Sidoo Kale Maaha Ruugcadaa Siyaasi Ah Sababtaana Looguma Dhiibin




Hadaba Wxaan Xasuustay Sheeko Beri Hore Ka Dhacaday Tuullo Layidhaahddo Cadawyuurura oo Katirsan Degmada Burco Waxaa Maalin Ciidd Ah Ayaa Tuuladaasi Dadkii Joogay Waxay Isugu Yimaadeen Goobtii Salaadda Ciida Lagu TUKAN Jiray Ee Magaaladaasi Dabadeedna Waxa La Waayay Wadadkii Salaadda Tujin Jiray Markii Uu Iman Waayay Shiikhii Salaada Tujin Lahaa Ayaa Waxa Iska Waysastay Nin Aan Hore Loogu Aqoon Cibaaddo Iyo Salaad Toona




Dabadeed Dadkuna Way Daalanyihiin Sidda Runtii Ahna Dadku Ninkan Si Fiican Uma Wada Garanayaan




Adigu Waxaba Yaan HADAL Idinku Daaline Ninkii Salaadii Ayuu Dadkii Tujiyay Markii Salaaddii Laga Baxay Ayaa Ninkan Dadka Tujinaayay Nin Ay Hore Isu Yaqaaneen Ayaa Ku Yidhi War Hebel Ileen Diin Waan Kaa Ogaaye Maxaad Dadka Ku Tujisay Dabeed Ninkii Isma Buu Dhibine Wuxuu Ninkii Kale Ugu Jawabay Dee Reer Wacaysnimo




Mar Hadaan Nin Reer Wacays Cali Ya Ahay Ma Cidbaa Is Kay Hortaagaysa




Ugu Danbayntii Waxa Iyadun Iswaydiin Leh Cali Waran Cadde Xirsi Miyuu Ku Maqanyahay Mise Wuu Lamaqanyah




By Sacad Cali Kaahin plucky




Qalin Ku Difaac Grouo