Pages

Monday, July 21, 2014

Garaad Cabdilaahi Garaad Soofe oo la aasay.Daawo


[caption id="attachment_91303" align="alignleft" width="300"]garaas boqolaal ka soo qayb galay aaska[/caption]




Waxaa  Maanta lagu aasay Magaalada Buuhoodle ee Xarunta Gobolka Cayn Marxuum Garaad Cabdilaahi Garaad Soofe oo shalay Galab ku Geeriyooday Magaalada Buuhoodle.




All Ha u Naxariistee aaska Garaadka Waxaa kasoo Qayb Galay Wufuud isaga kala yimi  Somaliland iyo deegaamo kale oo ay somalidu degto.[caption id="attachment_91303" align="alignleft" width="300"]boqolaal ka soo qayb galay aaska boqolaal ka soo qayb galay aaska[/caption]




Dadkii ka soo qayb-galay Aaska Marxuumka ayaa halkaasi ka jeediyay khudbado kala duwan oo ku aadan taariikh nololeedka Marxuumka.




Alle ha u naxariistee Garaad Cabdilaahi Garaad Soofe, ayaa Xilka garaadnimo waxaa loo Caleemo saaray 1983 August Isagoona ilaa maalintaasi ka shaqaynayey Arimaha horumarka iyo nabada deegaanka.




Garadku wuxuu wax barashada diiniga ah kusoo qatay dalka Sucuudi Arabia iyo magalada Baydhabo,  wuxuuu kasoo qayb galay shirkii carta iyo kii dastuurka Soomaliya Lagu Ansaxinayey.




Alle ha unaxariistee Wuxuu ubad ka tagey Garaadku  9 caruur ah  (afar Ragga 5 gabdhood) iyo sidoo kale Caruurta  ay sii dhaleen.




 




1234567891011121314151617181920212223242526272829303132333435




IMG_024636