Pages

Sunday, July 6, 2014

Diego Maradona Oo sheegay in Lionel Messi aanu Qaadan doonin masuuliyadeed haddii dalkiisu ka soo hadho Koobka Adduunka.


Halyeeygii hore ee reer Argentina ayaa u sheegay dalkiisa in mucjisada kubadda cagta dunidan casriga ah ee Lionel Messi Messi aanu kaligii yeelan doonin masuuliyada haddii dalkiisa uu ka soo hadho sannadkan Koobka Adduunka.




Dalka Argentina ayaa sannadkan ka mid ah wadamada wacdaraha xoogan ka dhigaya tartanka, iyagoo ka mid ah dalalka sannadkan looga cabsi qabo ku guuleysiga koobkan maadaama ciyaartoyda Argentina sannadkan ay iskula jaan qaadayaan si wanaagsan, ayuu haddana sidaas ay tahay Maradona soo jeediyay in haddii ay macquul noqoto in dalkiisa ka soo hadho tartankan ay dhamaan ciyaartooyda kale ee dalkaas la wadaagi doonon masuuliyadaas.