Pages

Monday, July 14, 2014

Ciyaarta Germany VS Argentine


ciyaarok




Caawa waa dhamaadkii Koobka Aduunka.




Ciyaarta kama dambeysta ah ayaa dhex maraysa xulalka qaramada Germany iyo Argentine, waxaanay ka ka socotaa Garoonka Marikina.




qaybtii hore ee Ciyaarta oo hada laga soo laabtay ayaa ku dhamaatay 0-0, waxaana hada bilaabmay qaybtii labaad.




dhow boqol oo kun oo ruux ayaa daawanaya Ciyaarta.




Germany ayaa ka soo badisay Brazil oo gurigeeda lagu qabanayo Ciyaaraha.




Argentine ayaa ka soo badisay Holland oo kaalinta saddexaad.




Taageerayaashii Xulka la reebay ee Brazil ayaa ka mid ah dadka daawanaya ciyaarta.




ugu yaraan 11 hogaamiye oo ay ka mid yihiin Madaxweynaha ruushka iyo Reysal-wasaaraha Germany ayaa daawanaya ciyaarta.