Sunday, July 13, 2014

12 Qof oo ku dhintay Khamri sumaysan dalka Kenya


Nanda




Nandi(GNA)-12 qof ayaa ku dhintay khamri sumaysan oo ay cabeen magalada Nandi ee dalka kenya.




 in kabadan 19ruux ayaa wali u jiifa cusbitaalada magaladaas Khamriga sumaysan, kuwaas oo wali lala tacalayo xaladooda caafimaad.




Dhanka kale dadka degen magalada nandi ayaa iyaguna dibad baxyo ku sameyeey wadooyinka iyaga oo dowlada ka dalbanaya inay in wax ka qabato khamriga sumaysan ee loo soo ibgeyeey.




 in ka badan 200 oo ruux ayaa ku dhimatay khamri macmal ah oo ay cabeen afartii bilood ee ugu danbeyeey gud ahaan dalka Kenya.




ma jiro wax war ah oo dhanka dawladda ka soo baxay ilaa hada oo ay wax kaga qabanayso dhibaatadan khamrigu ku hayo dadka deegaankaas.




Cabdirahmaan buurdhaab




 Gobanimonews




Nairobi Office




Email:  buurdhaab4@gmail.com