Pages

Monday, June 9, 2014

Kenya:EU-da oo Maal-gelinaya dib u dhis lagu samaynayo Waddada eldoret highway


markets01pixNairobi(GNA)-Dowlada dalka kenya ayaa shaacisay inay dib u dhis balaadhan  ku samaynayso wadada eldoret highway.




Dib u dhiska Wadadan waxa  ku bixi doono lacag dhan 7 bilyan oo dollar,sida ay sheegeen Masuuliyiinta Kenya, Lacagtaas waxa bixinaya midowga yurub.




Wadada eldoret highway ayaa ah mid ay maraan gadiidka waawayn ee xamuulka qaada, kuwaasoo ugu kala  goosha wadamada la jaarka ah dalka kenya sida Uganda,Rwanda,South sudan iyo DRC Congo.




Wadadan ayaa waxa kajirey burbur laxaad leh,waxaana soo dhaweeyey dib  u  dhiskan lagu sameynayo wadada eldoret highway gadiidlayda iskaga goosha Kenya iyo wadamada kale.




Gaadiidlayda Isticmaala dariiqan ayaa waxay u badan yihiin Somali.




Cabdiraxmaan buurdhaab




Gobanimonews




Nairobi Office




Email:  buurdhaab4@gmail.com