Pages

Saturday, June 7, 2014

Dhageyso: Qodobada Go’aanka Lagu Soo AF-Jaray Khilaafkii Xisbiga KULMIYE


DSC_0128Hargeysa (GNA) Guddidan Guurtida ah oo uu hoggaaminayey Guddoomiyaha Guurtida Somaliland, Saleebaan Maxamuud Aadan, isla markaana ka koobnaa 16 xubnood oo ay ka mid ahaayeen Xaaji Cabdi-Kariim (Cabdi Waraabo), Muxumed Aw Axmed, ayaa qoraal ay soo saareen waxay ku sheegeen in go’aankoodani ka dambeeyay kadib markii ay dhegaysteen doodaha labada dhinac ee isku khilaafsanaa xisbiga Kulmiye oo ay kala hoggaaminayeen Madaxweynaha Somaliland, Axmed Maxamed Maxamuud (Siillaanyo) oo garab ah iyo Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE, Muuse Biixi Cabdi oo dhinac.




PAGE 1page 2Page 3Halkan Ka Dhageyso Codka:




[audio mp3="http://www.gobanimonews.com/wp-content/uploads/Khilaafkii-Xisbiga-Kulmiye-oo-la-soo-afjaray-Maanta.mp3"][/audio]