Pages

Sunday, May 18, 2014

Munaasibada 18-ka May: Caawa Iyo Caweys Aan Loo Kala Caraabayn + Madaalayaasha Xiddigaha Geeska Iyo Hotel Gulied


Hargeysa (GNA) –Madaalayaasha fanaaniinta Xiddigaha geeska ayaa habeenkan caawa ah idiinku diyaar ah hotel Gulied iyo munaasibada xuska sannad guurada 23-aad ee 18 May.




xiddigaha geeska




Heesahoodii la holing waayay ayey idiinla diyaar yihiin inay idin huluuqsiiyaan




Hadaba caweysin wanaagsan xuska 18-ka May idinkoo qurux badan oo shacni iyo wanaagba leh ku soo hoobta hotel gulied