Muuqaalka Marxuum Cali Salebaan Bidde oo muddo hore la duubay ayaa ifka u soo baxay markii ugu horaysay, 13 sano kadddib geeridiisii.
waxaanad halkan hoose ka daawan doontaan Silsilada Suugaan tiro badan oo uu tiriyay, taasoo laga duubay wakhti sagaashamaadkii ku tilmaaman.
Daawo: