Daawo Degmada Lughaya Oo Si Aan Horey Loo Arag Looga Xusay Munaasabada
Sanadguurada 23-aad Ee Gooni isku taaga Somaliland 18-May.
Lughaya-(GNA)- Degmada Lughaya ayaa si wayn oo aan horay loo arag looga xusay munaasibada xuska sanad guuraadii 23aad gooni isku taga jamhuuriyada somaliland ee 18may.