Pages

Tuesday, May 20, 2014

Abwaan Siciid Gargeysaawi oo tiriyey Maanso uu ku dhaliilayo Colaada siyaasadded ee SSC


gahayr.jpgAbwaan Siciid Maxamuud Gahayr ayaa soo saaray bayaan uu ku ladhay laba maanso oo uu midkood ku dhaliilayo colaada siyaasaddeed ka oogan Goboolda Sool, sanaag bari iyo Buuhoodle, waxaanu si adag u dhaliilay weerarkii ay doraad ciidamada Somaliland ku qaadeen degmada Saax-dheer oo uu ku sugnaa.




Abwaanka ayaa sidoo kale fariin u diray Isimada iyo Siyaasiyiinta Dhulbahante ee saluugsan Somaliland ama ka soo horjeeda.




Hadab bayaankan oo cod ah halkan ka dhegeyso:[audio mp3="http://www.gobanimonews.com/wp-content/uploads/Farriinta-YES.mp3"][/audio]