Monday, April 7, 2014

Xukuumada Oo Ku Fadhilantay Dhammaan Adeeg-yada Asaasiga Ah Ee Bulshada Sida Biyaha Iyo Laydhka Caasimdda Waa Maxay Sababtu?Faallo


Caasimadda somaliland ee Hargeisa ayaa waxaa ku dhacday nasiib daro haagaasisay oo ay kaaga duwan tahay caasimaddaha  Qeyr-keed,taaso aan helin wax adeeg ah,kuwaas oo ay gadh-wadeen ka noqon lahayd xukuumadda hoggaaminaysa dalka,hadaba caasimadda somaliland ,waxaa ka jiraa wax-yaabo  aasaasiga ah ee ay nolooshu ku tahay lagama maarman,kuwaas ay dayacday cida wadanka taladiisa haysa,waxaa kale oo ay ku ceebowday xukuumaddu inay dayac-tiirku sammayso mishiinadii laydhka magaaladda shidi jiray oo faadhistay waxanay tahay nasiib darooyinka ku dhacay caasimadda somaliland ay tahay in aanay helin wax laydh  iyo biyo oo anay heelin.




 




Hadaba waxaa jiraa cabashooyin tiro badan oo kasoo baxaaya dadweynihii isticmaali jiray laydh-ka dawladda oo daryeel la”aan uu is-taagay, ayaa cirka isku sii shareeraayo kuwaaso oo dalbanaaya inay xukuumadu ka qanciso wax-yaabaha ay ka heli jireen ee ahaa in yar oo ka mid ah ay shidi jirtay magaaladda intiina dabar go”day.waxaana maalinti shalay shir-jaraa”iid ku qabtay xaruunta wakaaladda laydhka kuwaaso sheegay in wershedu fadhiisatay kadib markii ay weeyday daryeel lagu sammeeyo iyo in dib loo dayac-tiro  waxaanay Eng ka hadlay ay sheegeen inay xukuumaddu qorsheynaysa inay iibiso dhulka ay ku fadhiido wer-sheedu.waxaanay intaas ku dareen farsamo-yaqaanadu inay wer-sheedu ay uu fadhiisatay kadib markay weyday cid leexo-jeclo ka hayso oo daryeesha




 




Taaso ay ujeedaada ka hadlisay farsamo-yaqaanada ay ahayd inay ka quusteen mishinka ay ka hawl-geli jireen,oo ay hadda ay quuska joogan,waxanay su”aal ay dadweynuhu iska weydiinayaan,waxaa uga qorsheysan magaaladda intii yarayd ee ay uu adeegi jirteey ay hadda faraha ka baxday iyaado ay jiraan shacab ka suggaayey inay xukuumaddu ka haqab-tirto adeeg-yada ay ka mid yahay biyaha ,caafimaadka iyo laydhka kuwaas oo hadda noqday kuwo  aan faraha ugu jirin dawladda,waxana laga wadaa-dhereg-sen yahay.




 




Sidoo kale waxaa jiraa inay caasimadda somaliland ee Hargeisi ay ka adeeg-liidato magaalooyinka kale ee somaliland taasina ay ugu wacan tahay dawlada oo hagratay inay ka fuliso adeeg-yada bulshada,waxaanay hada isaagu soo ururtay inay maanta caasimaddu noqoto meel  bilaa biyo ah oo aan laydh lahayn sidoo kalena ay yartay xagga adeeg-ga caafimaadka oo aan la ammaanin,isaaga oo hadda meelo yar-yar ka si bidhiiqaaya.taasoon la malayn karin meesha ay ku danbeysay xaaladan ay ku sugan tahay caasimadda oo mus-taqbal keeda ay ka dayriyeen dadka degan .




 




Xagga biyaha ayaa ah kuwo ay ku liidato caasimaddu oo inta badan xaafaddaha magaaladdu anay heelin,iyaado ay uu dhaamiyaan caasimadda oo ay biyaha uu dhamiyaan booyado kuwaaso wakhti aan foggeyn  sammeyey mudaharaad ay sammeeyey lagu dareemay inay maagaladda waaraabiyaan,waxanay muddaadi ay shaqo-joojinta ku kaceen la waayey magaalada wax lagu maydho maydka halka xaafadaha qaarkoodna ay waayen wax ay ku kar-sadaan cuntaada,waxay qaarkaleena laga dayriyey nolooshada oo halis gashay,waxaanay aakhirkii halkaas ka caddaatay in ay dawladu ka gaabisay inay samayso adeeg-yada bulshada.waxaany dadweynaha qaarkood oo saaka la hadlay shabakadda warar ee xogreebnews,com-ay sheegen inay dawlada leh waxaanu dhisayna wadaada dheer ee ceerigaabo ee ay caasimadii ka tahay bilaa laydh iyo bilaa biyo ay noqonayso kaaf-iyo kala dheeri waxaanay loo baahan yahay ayay yidhaahdeen dadkaasi inay oodu siday uu kala horeysa oo kala guro oo wax-qabadka laga bilaabo caasimadda oo laga haqab-tiiro intaa wadooyin aan la dhisi karayn olole laga dayaayo la soco..




 




Qalinkii




 




Cabdi casiis Bashiir Nuur




 




Tel 4144434