Pages

Thursday, April 17, 2014

Qaramada Midoobay oo Ciidamo gaar ah keentay Muqdisho


UNFRCiidan gaar ah oo ka socda Qaramada Midoobay ayaa gaadhay Muqdisho Maanta oo Khamiis ah.




Ciidankan ayaa loogu talo-galay ilaalinta xarumaha Hay’adaha Caalamiga ah ee ka hawl-gala Magaalada Muqdisho.




Hurinta ciidan ee ugu horaysay Ciidanka ayaa ka socda dalka Uganda.




Maamulka Ciidanka ayaa ka madaxbanaan kuwa Amisom ee hawl-galka u jooga Muqdisho.




Waa ciidankii ugu horeeyay ee ka socda Qaramada Midoobay ee waddanka Somalia yimaada, wixii ka dambeeyay hawl-galkii UNISOM ee sanadkii 1993.




Gobanimonews




Muqdisho Office