Pages

Saturday, April 5, 2014

Dagaal Ka Socda Duleedka Magaalada Muqdisho


Muqdisho(GNA) Wararka naga soo gaadhaya magaalada Muqdisho ayaa waxay sheegayaan in dagaal xoogan uu ka socdo deegaanka Ceel cade ee duleedka magaalada Muqdisho.




 




Juqraafi ahaan deegaankaan ayaa waxa uu ku yaallaa inta udhaxeyso garoonka diyaaradaha macmalka Cisaleey iyo dekada Ceel macaan waxaana uu udhaxeeyaa dagaalka ciidamo isbaaro utaallay halkaasi.




 




wararka hordhaca ah ayaa waxay sheegayaan in khasaaraha hadda la og yahay aya gaarayaan 10 dhimasho iyo dhaawaca in ka badan oo dhamaan ahaa ciidankii dagaalamayey,waxaana weli lasoo sheegayaa in dagaalka uu socdo.