Saturday, March 15, 2014

Xildhibaan Cago-yare: Anigu Xirsi kumaan Caayin Facebook”Dhegeyso.


xildhibaan cagoHargeysa(GNA)-Guddoomiyaha Guddida Nabadgelyada Caasimadda Hargeysa Xildhibaan Ismaaciil Jaamac Xirsi (Cagayare), ayaa beeniyay war ay daabaceen qaar ka mid ah baraha internetka, kaasoo nuxurkiisu ahaa inuu Xildhibaanku Facebooggiisa eedo ugu jeediyay Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland Xirsi Xaaji-cali Xasan.




Hadalka ayaa ka dambeeyay ka dib markii Warbaahinta qaarkeed baahiyeen inuu boga Facebook- ku dhaliilay Wasiirka madaxtooyadda.




Xildhibaanka ayaa beeniyay inuu eeddaasi mariyay Face-book-ga, isagoo dhinaca kale ku dooday in laga been abuuray.




Halkan ka dhegeyso:[audio mp3="http://www.gobanimonews.com/wp-content/uploads/Xildhibaan-Cagayare.mp3"][/audio]