Pages

Thursday, March 13, 2014

Xikmadii ku Jirtay Gacanta kor loo taagay?


RixiinAsalaama Calaykum Dhamaan Akhrisatayasha Qoraalkan aan ugu talo Galay Anigo Jecel Inaan Halkan idinku soo Gudbiyo Sheeko Caajib ah oo aan Ruunti Isla Doonatay Waaxyabo Badan,waaxay ahayd Sheeko Ruunti aay ku Dugaantahay Xigmaad aad u Qooto Dheer imikana aad moodo inay Dalkakn Somaliland ka Jiirto Qisadaasi.




sawiir ayey ahayd Dadka Lagu Qabsado Waa Waakhtigi Ganeraal Maxamed Siyaad Bare oo aha Isago Gacaanta Koor u Tagaya Madaxweynihi Kaligi Taaliska aha ee Soomaliya Xukumi jiray,Maalin malmaha Ka Mida aya Nin walaani u Macneyay Waaxannu si yar oo Fudud u yidhi Waaxa u Gacan Hadinaya Uumad ka maqan.




Isago ninkan dadku u Haystan inu yahay Nin Walaan Laakin Ruunti waaxa u aha Nin Ilaahay Xigmaad Badan Siyaay Waaxanu ka Sheekeyay Qisaadan ku Hoos Duagan Gacaanta waxaanu ku bilaabay Wiil Dhaalinyaro ah oo markaas uun Qan gadhay aya Yimid Magaalo Madaxdi Dalki La isku Odhan jiray Soomaliya,Maarki in yar oo aan marka dhamayn Waax Laaba Sano gadha.




ayu Galay Dugsigi Tababrka Cidaanka Xooga Soomaliyeed isago aha wiil Rer Miyi Ah Xaaga Fahaankisuna aad iyoo aad u wanagsanayahay Koolayba marki u Dhamaystay Waaxbarashadi Cidaannimo,waaxa La Siyay Saddex Xadhigle oo u Markaas Isaago Mutaystay Sabaabo la Xidhidha Xaga Faahaanka Oo u Da'yaarti Kula Jirtay kuluyaada u ka Dadal Batay.




Maarki u Maalmo yar uun sii Joogay Xeryaahi Cidaanka Soomaliyed aaya Xaajigi yara Fikiraay isago aad ugu Haan Waayn Sidi u unoqon laaha ama u Sinaan Agtooda ah u Heli laha Raaga Aay Ku taaxantahay Sadarajooyinka kala Duwaan ee Quruxda iyo Bilaacda Saama Waa Nin Dhiraan Cidna kama Habraanayo Hiigsi Foogna Ruunti leh.




Waaxa Siyaar oo Fuduud ugu Soo Baxday Fikirki u maskaxdisa uga Badhayey Inu u Helo Haamigisa aaya waaxa u Soo Baxday inu La Xidido ama Ka Guursado Qabiilka Madaxweynaha Oo Somalidu Siadaynu Waada Oognahay Waaxay Aad iyo aad isigu Tixgalisa Xaaga Qabiilka,oo Ay waaxyabo badan ugu Hawl Fuduudayso Danaha Shaqsiga ah.




Ninki Oodayga aha Ku Guulaysay Arintiisi waaxanu helaay inaan aanay waax sida ah kala Foogayn Madaxweynihi Maxamed Siyaad Bare isagina loo Magacow Darajooyinki uu aadka ugu Haanwaynaana Hel Waaxa Isagoo ah nin aad iyo aad looga Danbeeyo ah Ilaalo aad iyo aad u Tiro badana Ilaalinayso Soo Boqday Aabihi Oo Markaa ka yimid halki u ka soo jeeday oo ahayd Miyi ama Sidaay Soomalida kale u Taqaanba Badiyaaha.




Aabihi waaxa u arkay Inaankisi oo Saanka Tagaya iyo Gabadhan u Qaabo oo Ruunti Ah Gabadh aad u Qurux badan Waaxanu Inaankisi u Waalidka u aha ku yidhi Aabe Aabe Halkad ka Timid miyaad iloowday Halki aya waali ku sugayse Nooloshan ha isa sii raacin,Markaasu yarki Aabihi ugu Jaawabay Aabe Halka Aanigu Waan Ilaabe Waali ma Halki ayaad Niyaada ku haysa iska masax oo iloow Halkana Si Sharaaf leh ugu Noolow Aaniga ku Shaqaaynaye Oodaygi Yaab Waaxanu Si Kooban ugu Jaawabay Caruurey Ba ...Ba,,..Ba....Caruurey Ba.ba,,..ba..ba....Caruurey ba.ba,,..ba..ba




Yaarki isma Dhibin Mana Uu Dhugaan Warka Aabihi Iyo Ujeedada ku Hoos Dugan Jaawabta u Siyey Waaxanu Iska Sii Watay Nooloshi Macaaneyd ee u Ugu Yimid Caasimada,Mudo Yar Marki aay ka Soo Wareegtay Ka Noqoshadi Aabihi u Noqday Xaga Iyo Miyihi iyo Deeganti aay Daganaan jiren Ayaay Dawlaadi Maxamed Siyaad Burburtay.




Dagaalo Aad u Baan aya Dhacay Ninki Oodayga aha ee Sarkaalka aha waaxa u la soo Caraaray Saddex Caruur ah oo u Dhalaay iyo Ooridisi oo aan wali dhib iyo Qaas Midna Waligeed Araag Waax u la Soo Caraaraba Waaxa u la soo Gadhay Xaagi iyo Aabihi Naasib Daro Dadki Deeganki waaxay ka Guuren Aabaro iyo Coolado is Birsaday Meel laakin deeganka waax sida ah aan ka Foogayn ayey Dagen Aabihina Waaxa u Geeli U Foofiyay Bulaale iyo Meel ka sii Shisheysa.




Ninki odayga aha La Daji Waaxana Fariin Loo Diraay Aabihi oo Lagu Waar Galinaayo inu inaankisi oo Daryeel Xuumo Hayso iyo Caruur u Dhalay iyo Hooyadoodba wada u Joogo Waaxana u Oodaygi Hadana ku Soo Jawaabay Caruurey Ba.ba,,..ba..ba,,..Caruurey Ba.ba,,..ba..ba...Caruurey Ba.ba,,..ba..ba.




Yaarki Aabihi Waaxba Ma u Waaydin Ee Waaxa u ka war sugaya uun Wali Aabihi ........




La sooco.......................




cabdiraxiim ismaaciil Cabdilaahi (Bidaar)




cabdiraxiim9909@gmail.com




Hargeysa/Soomalilan