Pages

Thursday, March 13, 2014

Siyaarada Sheikh Yuusuf Al-kowniin oo la qabanqaabinayo:Warsaaxafadeed


Jimciyada Waxbarashada Diinta iyo Qabanqaabbinta Xafladaha & Xusaska Diiniga ah ee (Jimciyatul Axbaab)  xarunteeda guud tahay Caasimada Somaliland ee Hargeysa .




Ayaa Waxay Bulshada meel kasta oo ay daafaha caalamka ka  joogaan ay  ku Wergalinaysa in ay fooda inagu soo hayso Siyaaradii Sh,Weynaa ee Sheikh Yuusuf AllKowneyn(Aw Barkhadle) taasi oo ku beegan Jimcaha .20 Jamaadul Awal 1435,Oo waafaqsan/21/03/2014 ka




Siyaarada Sheekha ayaa waxaa lagu qaban doonaa sidii awalba caadada ahayd Qudbiga Sheekha kaasi oo Sanad walba si joogta ah loogu qabto xuskani sheekha oo loo yaqaano Jimce Barkhadle




Alla Mahadleh




Gudoomiyaha  (Jimciyatul Axbaab) Sayid Maxamed Sayid Cabdilaahi X.Cilmi Nuur