Pages

Thursday, March 13, 2014

Mesut ozil oo ku biiray liiska xidigahay ay saxaafadu dhaliisho kuna caydo ciyaar xumo (Akhri Liiska)


 




ozil24-jirka ka tirsan xulka Jarmalka iyo kooxda Arsenal Mesut Ozil kulankii Bayern Munich masoo bandhigin qaab cayaareed wanaagsan waxaana soo gaadhay dhaawac dhanka muruqa ah kaasi oo sababay inuu dhowr todobaad garoomada ka maqnaan doono, balse dhaawacii gaadhay qof hadal haayaa ma jiro kaliya saxaafada waxay afka ku heysaa qaab cayaareedkii foosha xumaa ee uu Mezut soo bandhigay, maadama £42m ay Arsenal kusoo iibsatay xidigan naxariis kama sugaayo saxaafada waxaana marwalbo lala daba kacay dhaliil xoogan kadibb markii uu gaabis weyn muujiyay sanadkan 2014, hadaba hoos kaga bogo 8-laacib ee xili cayaareedkan hoos u dhac muujiyey kuwaas oo saxaafada  daba gashay. dhaliil joogto ahna loo soo jeediyo ama xitaa ayagoo aad u wanaagsan saxaafada xidhidh wanaagsan la laheyn taasi oo keentay in marwalbo xumaatooda la baahiyo:




 




8. Martin Demichelis (Man City)




 




7. Zlatan Ibrahimovic (PSG)




 




6. Ashley Young (Man United)




 




5. Karim Benzema (Real Madrid)




 




4. Arjen Robben (Bayern Munich)




 




3. Mario Balotelli (AC Milan)




 




2. Mesut Ozil (Arsenal)




 




1. Fernando Torres (Chelsea)