Monday, March 10, 2014

Kiiskii Xildhibaan Qabille ma Eng. Cali baa xaliyay?Sacad


Xadhig Habeenimo ninkii Xidhay Baa Fura ee Xaaladdii Xildhibaan Qabile Ma Eng Cali Baa Xaliyay‏..........




Waxay ahayd dhamaadkii sanadkii ina dhaafay Markii goor habeenimo Fiid ah lagu weeraray xaafada jigjiga yar Ee Magaalada hargaysa Xildhibaan Maxa,ed Faarax Qabile




Waxana xusid mudan in uu xildhibaan Qabile ka badbaaday isku daygii Hadaba markii arintaasi dhacday ayaa Waxa media ama saxaafada laysu mariyay weedho kulkulul oo ay is waydaarsanayeen Labada dhinac oo Kala Ahaa Xildhibaan qabile iyo Rag uu ku eedeeyay oo xilal xukumada ku hayay iyo kuwa uu eedeeynaayay oo Dhankooda iyaguna is difaacaayay




Hadaba waxa intaa dheeraa oo meesha soo galay dareen garab sedexaad oo la sheegay inay daaha dabadiisa




Ku jireen oo uu ka mid ahaa maareeyahay Dekedda Berbera eng cali xoor xoor Waxana ay arintaasi soo if-Baxday markii ay si lama filaana ah iyana saxaafada isugu weerareen hadaba waxa dhawaan jeelka laga siidaayay ragii falkaas loo haystay hadaba waxa wararku sheegayaan in uu eng cali xoor xoor uu Qayb ka Noqday arintaas oo markii horena tuhuno dareen lihi jireen waana ta keentay in aan caawa u xusho ciwankan




XADHIG HABEENIMO NINKII XIDHAY AYAA FUR EE XAALADII XILDHIBAAN QABILE MA ENG CALI BAA XALIYAY




Waxaan sidaa ku cabirayaa dareenka iyo faacil muuqatay kadib markii Media laga wada hadlay waxaanan Caawa intaa ku soo af meerayaa maqaalkan kooban




 




qalinkii sacad cali kaahin plucky