Hooyo fadxi maxamed kaarshe
aabe cabdiwali jaamac
Axmed kayse xasan
cabdifataax xasan xuseen
khaalid hassan nuur
umalkhayr cabdiwali jaamac
ayaan xasan cumar
maxamed cali axmed
Sharmaarke cismaan axmed
sakiya kayse ismaaciil
sakariye cabdi caabi
deeqa yuusuf cabdi
najax yuusuf cabdi
hibaaq yuusuf cabdi
xafsa cabdiwali jaamac
ruwayda cabdiwali jaamac
dhamaan waxay dadkani Hanbalyo Kal iyo laab ah u Dirayaan Boqorka Iyo Boqorada Caruuska iyo caruusada Saleebaan Maxamed Kaarshe Iyo Marwadiisa Safiya Axmed Salaad oo Maanta oo ay bishu tahay 05.03.2014 meherkoodu ka dhacay hotel aloore ee magaalada burco waxayna Leeyihiin isku waara oo Noqda kuwii kala Hela Ubad Qeyr qaba.