Pages

Thursday, March 20, 2014

Daawo Sawirrada Shir Gogol Xaadh U Ah Shirwaynaha Wadatashiga Iyo Aayaha Beelaha Gadabuursi Oo Ka Furmay Hotel Rays Ee Magaalada Boorama


Boorama-(GNA)-Shir gogol xaadh u ah shirwaynaha  Wadatashiga Ee  Gadabuursi socona doona mudo laba cisho ah ayaa maalintii shalay ahayd si rasmiyga uga furmay Hotel Rays Ee magaalada Boorama.




Hordhaca shirwaynahan oo uu ka hadlay Gudoomiyaha Dhaqanka Beelaha Gadabuursi Suldaan C/raxmaan Jaamac Dhawal ayaa saxaafada uga warbixiyay Kulankan iyo waxa uu daaran yahay waxa uuna sheegay in uu socon doono mudo laba cisho kaas oo lagu gorfaynayo mudada iyo goobta uu shirwaynaha Beelaha ku aftirsada Gadabuursi meelkasta oo ay joogaan la qaban doono waxa uuna sheegay in warmutiyeed ka soo saari doonaan wixii kasoo baxa shirkaasi




Gobanimo news




Mustafe caraale




Boorama-Somaliland




 




 




DSC07223 DSC07222 DSC07221 DSC07217




DSC07229 DSC07228 DSC07227 DSC07225




DSC07237 DSC07235 DSC07233 DSC07230




DSC07244 DSC07242 DSC07239 DSC07238




DSC07262 DSC07259 DSC07254 DSC07245




DSC07275 DSC07274 DSC07272 DSC07269




DSC07297 DSC07296 DSC07291 DSC07278




DSC07316 DSC07314 DSC07308 DSC07303