Pages

Sunday, March 9, 2014

Cabdirxamaan Cirro oo Dubai lagu Casuumay


Hoos ka Daawo oo Cabdiraxmaan Cirro oo Dubai kula hadlay Taageerayaal iyo dad weyne tiro badan oo kale..




Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Cabdiraxmaan Cirro iyo xubno ka mida Xisbigiisa Waddani ayaa Munaasibad Casho sharaf ah loogu sameeyay Imaaraadka carabta.




Guddoomiyeha iyo xubnaha la socday ee Xisbigiisa, ayaa la hadlay Taageerayaashooda iyo ka soo qayb-gelayaashii kulanka, waxaanay uga warameen marxalka dalka iyo arrimaha Siyaasadda.




Halkan ka Daawo:


https://www.youtube.com/watch?v=FceFZr6I9Fc