
Gudidada Beelaha ahabar jeclo waxay dadwayanaha reer somaliland ogaysiinayaan in maalinta beri laga soo qayb galo aaska Gudoomiyihii hore ee beelaha habar jeclo Maxamuud Maxmed jaamac (Gaadhi Jiidh) oo magaalada Burco ku geeriyooday Maanta.
Marxuumka ayaa maalinta beri ah lagaga tukan doono Masjid jaamac magaalada Burco laguna aasi doono Xabaalaha wershada ilays.
Inaalilaahi wa inaa Ilaahi raajucuun.
Tacsi
''Inaallilaahi wa inaalilaahi raajicuun
Dhamaan Gudida Beelaha Habarjeclo waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhamaan Bulshada somaliland qoyskii qaraabadii iyo eheladii uu ka baxay,Gudoomiyahii Beelaha Habr jeclo Marxuun Maxamuud Maxamed Jaamac(Gaadhi jiidh) oo 23/03/014 ku geeriyooday Magaalada Burco
waxaanay Ilaahay uga baryayaan in samir iyo iimaan inaga siiyo dhaamaanteen isagana janadii fardawsa ilaahay ka waraabiyo,qoyskiina samir iyo iiimaan ale ka siiyo.Aamiin
Magacyada Gudida,Diiriye Jaamac Cabdi,Maxamuud X. Cali Samatar,Jaamac Maxamed Ducaale(Foos),C/raxmaan Maxamuud Qaloonbi(Cago),Xasan Nuux Maxamuud,Maxamuud Maxamed Jaamac,Abokor Cumar Aadan Dibi,C/raxmaan Ibraahin Cali,Axmed X.Aadan sheeri,Maxamed Aadan Jaamac (Cuteer),Mahad Maxamed Cawaale,Bare Maxamed Ismaaciil,Saleebaan Maxamuud Cali,Cawil Yuusuf Cali,Mahad Nuux Xuseen,Cismaan Jamac Xirsi(Dhoktor),Xasan C/laahi Axmed (Xasan Mataan)
Sidoo kale waxa tacsi taa lamid ah diraya''Caaqi Aadan Salaad Jaamac,Aqoonyahan Siciid Cabdi Nuur jaamac,Maxamed X.Cali samatar,Axmed Abokor Xirsi cadaan,Salaal ismaaciil Maxamed,C/xaakim Jammac C/laahi,Axmed Muuse maxamed(Sakaaro)
Xafiiska Gobanimonews ee Burco