Maamulka iyo Shaqaalaha Gobanimo News Agency meel kasta oo ay joogaan ,waxay dhambaal Hambalyo ah u dirayaan Wariye Cumar Cali Xasan Iyo Marwo Hodon Muuse Abdulaahi oo Meherkoodu Maanta ka dhacay Magaalada Hargeysa.
waxaanu qoyska cusub ugu ducaynaynaa inuu ka dhigo labadii isku waara, ubad khayr qabana kala hela, Aqal galkoodana ku gaadha Bash iyo barwaaqo.
Wiil iyo Caano iyo Gabadh iyo Caano.
Aamin.... Amin Aamin